Suldaanka Cusub Ee Beelaha Solomadaw Xasan Xaji Cabdillaahi Ahmed Mire"mataan"Oo Aad Looga Hadal Hayo Caleemmo Saarkiisa Guud Ahaanaba Somaliland

0
Friday May 01, 2020 - 11:13:28 in by salman abdi
  • Visits: 400
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaanka Cusub Ee Beelaha Solomadaw Xasan Xaji Cabdillaahi Ahmed Mire"mataan"Oo Aad Looga Hadal Hayo Caleemmo Saarkiisa Guud Ahaanaba Somaliland

    Suldaanka Cusub Ee Beelaha Solomadaw Xasan Xaji Cabdillaahi Ahmed Mire"mataan"Oo Aad Looga Hadal Hayo Caleemmo Saarkiisa Guud Ahaanaba Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaanka Cusub Ee Beelaha Solomadaw Xasan Xaji Cabdillaahi Ahmed Mire"mataan"Oo Aad Looga Hadal Hayo Caleemmo Saarkiisa Guud Ahaanaba Somaliland

SULDAAN XASAN MATAAN ILAA MAALINTU DHASHAY DALKA IYO DADKA AYU XOOGIISA IYO XIGMADIISABA GALIYAY WAANA GUUL HADU MAANTA BEESHIISA SULDAAN U NOQDAY WAXA UU NOQON DOONA MID LOO DUCASAN

BARNAAMIJKA TUSAALAHA TODOBAADKA WAXSANSHEG NEWS OO DIIRADA SAARAY SULDAANKA CUSUB EE BELAHA SOLOMADAW CABDILLE CABADALE.

Suldaanka Cusub Ee Beelaha Solomadaw Xasan Xaji Cabdillaahi Ahmed Mire Oo Aad Looga Hadal Hayo Guud Ahaanaba Somaliland Laguna Tilmaamay Inu Yahay Xilkas ILaahay Ku Galaday Xigmado Badan Caqiido Akhlaaq Degnaan Iyo Gobanimo Badan Layskuna Raacay Inu Yahay Suldaan Waxbadan Taraidoona Bulshada Hadii Eebe Idmo.

Suldaan Xasan Mataan Oo Ahaa Ragii Dalka Xoreeyay Kana Qayb Qaatay Dib U Dhiska Iyo Lasoo Noqoshadii Qaranimada Somaliland Ee Lagu Naaloonaayo Maanta Waa Nin Cilmi Diineed Iyo Maadiba Ka Dhisan Waa Nin Dad Yaqaana Oo Caqiido Iyo Diinleh Maanshallah. Suldaan Xasan Mataan Oo Bulshada Culmo Iyo Cuqaalba Ay Ku Tilmaameen Nin Codkara Oo Dhisan Akhlaaq Wanaagsan Una Qalma Suldaan Guud Maanshallah,

"dadka Yaqaana Oo Ku Tilmaamay Hadii Beelaha Solomadaw Cabdile Oo Ah Belaha Beelo Isku Tiirsan Tolniimo Wanaaagsan Is Maqla Isna Ixtiraama Hadii Ay La Shaqeeyaan Isna Garab Taagan Waxay Noqonaysa Hadii ebe Idmo Mid Ay Mahadiyaan Midhaha Uu Soo Saaro Iyo Waxqabadkiisa Suldaan Xasan Xaji Cabdillaahi Waa Shakhsi Aad Loogu Farxay Dadkuna U Duceeyay Maanshallah Isgoo Laga Taageeray Dalka Iyo Dabadiisaba Waxaanu Leenahay Guulayso Inshallah Ilaahay Xilka Haakugu Asturo Aamiin Hadaba Waxay Balantu Tahay Caana Shubka Suldaanka Waa In Laga Soo Qayb Gala La Dhawaraa Wakhtiga Hadii Ilaahay Idmo 15 Bisha Inshallah Guul Iyo Gobanimo Ilaahay Xilka Haku Fududeeyo.

Isku Soo wada Duuboo Waxay Noqotay Guulo Usoo Kordhay Beelaha Solomadaw Maanshallah.