War Deg Deg Ah:- Cisbitaalka Burco Ka Dhacday, Mayd LacagLagu Xidhay Iyo Fadeexado Dul-hoganaya Agaasimaha Cisbitaalka.

0
Friday May 01, 2020 - 11:39:45 in by salman abdi
  • Visits: 337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:- Cisbitaalka Burco Ka Dhacday, Mayd LacagLagu Xidhay Iyo Fadeexado Dul-hoganaya Agaasimaha Cisbitaalka.

    War Deg Deg Ah:- Cisbitaalka Burco Ka Dhacday, Mayd LacagLagu Xidhay Iyo Fadeexado Dul-hoganaya Agaasimaha Cisbitaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Cisbitaalka Burco Ka Dhacday, Mayd LacagLagu Xidhay Iyo Fadeexado Dul-hoganaya Agaasimaha Cisbitaalka. Maamulka cisbitaalka Guud ee Burco ayaa lacag ku xidhay Maydka Hooyadii Roobku ku dumiyay Gurigeeda sida ay sheegeen eheladeedu. 

Ehelada marxuumadaasi oo ugu horeeyo Aabhihii guriga iyo wiilkeeda ayaa usheegay saxaafada inaanay haysan lacagta Cisbitaalku ku xidhay iyagoo ka codsanaya Dawlada in lasiiyo maydka si ay u aastaan. Alle ha unaxariistee hooyada dhimatay ayaa ifka kaga tagtay hal wiil iyo gabadh oo waliba inanta dhaawac soo gaadhay. Ilaa hada Ma jirto cid kasocota Dawlada Oo ugurmatay Shacabkeeda ay roobabku ku waxyeeleen Magaalada Burco.




 Filo warar intaasi ka faahfaahsan oo muuqaala.