Weriye Ka Tirsanaa Warbaahinta Muqdisho Oo Caawa Dil Tooray Loo Adeegsaday Loogu Gaystay Magaalada Muqdisho

0
Tuesday May 05, 2020 - 08:52:13 in by salman abdi
  • Visits: 443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weriye Ka Tirsanaa Warbaahinta Muqdisho Oo Caawa Dil Tooray Loo Adeegsaday Loogu Gaystay Magaalada Muqdisho

    Weriye Ka Tirsanaa Warbaahinta Muqdisho Oo Caawa Dil Tooray Loo Adeegsaday Loogu Gaystay Magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weriye Ka Tirsanaa Warbaahinta Muqdisho Oo Caawa Dil Tooray Loo Adeegsaday Loogu Gaystay Magaalada Muqdisho
Faahfaahinta Dilka Marxuum Weriye Siciid

dilkii wariye saciid oo caawa lagu dilay magalada muqdisho alla yaa raxma.

Wariye saciid yuusuf cali ayaa caawa u geeriyooday weerar loo adeegsaday toorey .
Nin la sheegay in uu ku hubeysnaa toorey ayaa dhowr meel kala dhacay .
Dhaawaca wariye saciid ayaa loo la cararay isbitaalka madina.
Nasiib daro dhexda ayuu ku geeriyooday marxuumka sida ay Sheegey qaar kamid ah ehelada marxuumka.
Maalinimada beri ayaa la aasi doonaa hadduu alle idmo.

 

Saciid yuusuf cali waxa uu ka tirsanaa bahda saxafada gobolka banadir wuxuu mudooyinkii dambe la shaqeynayey tvga kalsan xaruntiisa magalaad muqdisho.
Horey waxa uu ugu soo shaqeeyey dhowr xarumo warbaahineed sida radio danan.
Radio risala.radio starfm muqdisho.haatuf radio
Allahu ha u naxariiste marxuum saciid ayaa ifka kaga tagay labo will iyo hooyadood.