Wadanka Ingiriiska Oo Hada War Cusub Ka Soo Saaray Xaalada Covid19 Iyo Xawaaladaha Ka Shaqeya Dalkooda.

0
Thursday May 07, 2020 - 09:47:38 in by salman abdi
  • Visits: 477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadanka Ingiriiska Oo Hada War Cusub Ka Soo Saaray Xaalada Covid19 Iyo Xawaaladaha Ka Shaqeya Dalkooda.

    Wadanka Ingiriiska Oo Hada War Cusub Ka Soo Saaray Xaalada Covid19 Iyo Xawaaladaha Ka Shaqeya Dalkooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadanka Ingiriiska Oo Hada War Cusub Ka Soo Saaray Xaalada Covid19 Iyo Xawaaladaha Ka Shaqeya Dalkooda.
Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa xaqiijisay in adeegyada xawilaadaha ay sii furnaan doonaan inta lagu jiro waqtigan adag ee la tacaalida cudurka Covid19.

 

UK, ayaa kamid ah wadamada uu sida ba’an ugu faafay covid19, waxaana u geeriyooday dad gaaraya 30,000 halka uu ku dhacay dad ka badan 201,000

Bayaan kooban oo kasoo baxay safaaradda UK, ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in tilaabadan ay ka dhigan tahay in qurba joogta Soomaaliyeed ay sii wadi karaan inay taageeraan asxaabtooda iyo eheladooda ku sugan Soomaaliya.

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aankaan, isagoo sheegay xawaaladuhu inay kaalin muhiimka qaataan nolasha dadka Soomaaliyeed ee gudaha dalka ku sugan iyo sidoo kale dib u dhiska dalka.

Tan iyo markii uu dillaacay Covid19, waxaa hoos u dhacay shaqooyinkii xawaaladaha iyo bangiyada, iyadoo ay saameeyeen tilaabooyinka lagula dagaalamayo covid19.