Al-shabaab oo siidaayay digniin hanjabaad ah oo ka dhan ah masiixiyiinta ku nool gobolka waqooyi bari Kenya

0
Thursday May 07, 2020 - 10:04:00 in by salman abdi
  • Visits: 479
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo siidaayay digniin hanjabaad ah oo ka dhan ah masiixiyiinta ku nool gobolka waqooyi bari Kenya

    Al-shabaab oo siidaayay digniin hanjabaad ah oo ka dhan ah masiixiyiinta ku nool gobolka waqooyi bari Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al-shabaab oo siidaayay digniin hanjabaad ah oo ka dhan ah masiixiyiinta ku nool gobolka waqooyi bari Kenya Masiixiyiinta ku sugan xudduudda Kenya iyo Soomaaliya ayaa ka walaacsan halista cusub ee kooxda Al-Shabaab.

 

Al-shabaab ayaa sii daayay muuqaal fiidiyow ah oo ay ugu hanjabeen masiixiiyiinta inay ugusoo galayaan gobolka, iyagoo ugu yeeray dejinta Masiixiyiinta aagagga muslimiinta gumeysiga cusub ee Kenya.

Macallimiinta Kenya iyo aqoonyahannada kale ayaa laga saaray laba degmo oo ku dhow soohdinta Soomaaliya dhawaan. Kaniisadaha maxalliga ah ee ku yaal gobolka ayaa joojiyay kulamadoodii.

Al-shabaab ayaa horey u dilay tobaneeyo shaqaalaha masiiixiinta ah ee ka shaqeeya gobolka Waqooyi ee Kenya.

Kenya ayaa sheegtay inay macalimiin badan oo aan muslim ahayn oo ka howlgalayay saddex degmo oo katirsan gobolkaas u wareejisay magaalada Nairobi kadib ay cabsi lasoo deristay.