War Deg Deg Ah:-Wasiir Iminka Dadka U Sheegay Inuu Qabo Cudurka Coronavirus ''Qandho iyo wareer baa iigu darnaa maalmihii lasoo dhaafay''

0
Monday May 11, 2020 - 08:23:02 in by salman abdi
  • Visits: 399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Wasiir Iminka Dadka U Sheegay Inuu Qabo Cudurka Coronavirus ''Qandho iyo wareer baa iigu darnaa maalmihii lasoo dhaafay''

    War Deg Deg Ah:-Wasiir Iminka Dadka U Sheegay Inuu Qabo Cudurka Coronavirus ''Qandho iyo wareer baa iigu darnaa maalmihii lasoo dhaafay''

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Wasiir Iminka Dadka U Sheegay Inuu Qabo Cudurka Coronavirus ''Qandho iyo wareer baa iigu darnaa maalmihii lasoo dhaafay''

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga maamul goboleedka  Puntland, Candullaahi Cabdi ayaa sheegey in laga heley cudurka #COVID19, wuxuuna yidhi:

"Akhyaarta sharafta waan idin salmay. Waxaa igu dhacay Covid19. Waana ladanahay hadda. Qandho iyo wareer baa iigu darnaa maamahii lasoo dhaafay. Aad baa u fiicanahay hadda.
Waxaan isku xannibay guriga cidna isma aragano, meel umma baxo. Si anan dadkake u qaadsin, waxaan xa nibaadda ahaan doonaa muddo 14 beri ah gurigaan joogi doonaain shaa Allaah.

 







Waxaan soo jeedin lahaa in qofkii xanuunsada uusan gurigiisa dhaafin. Hadii qofkaas Covid19 ku dhacay caafimaad dareemayo, waxaa jira dad waayeel ah iyo dad xanuuno kale qabay oo aan u adkaysan karin Covi19.

Dadkaas jiro ha u geeynin gurigaaga joog. Qofkii callamadaha isku arka, ha is baaro. Qofkii Xanuunka laga helo, gurigiisa hajoogo inta markale laga xaqii jinaayo in cudurka ka baxay.

Talooyinka bahda caafimaadka hala qaato.

Waxaan idiin rajaynayaa caafimaad iyo bad qab"