War Deg Deg Ah:-Siyaasi Xasan Guure Oo Goordhaweyd Hargeysa Ku Geeryooday Iyo Sababta Uu U Geeryooday.

0
Saturday May 16, 2020 - 09:19:11 in by salman abdi
  • Visits: 335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Siyaasi Xasan Guure Oo Goordhaweyd Hargeysa Ku Geeryooday Iyo Sababta Uu U Geeryooday.

    War Deg Deg Ah:-Siyaasi Xasan Guure Oo Goordhaweyd Hargeysa Ku Geeryooday Iyo Sababta Uu U Geeryooday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Siyaasi Xasan Guure Oo Goordhaweyd Hargeysa Ku Geeryooday Iyo Sababta Uu U Geeryooday. Marxuum Muj Xasan Guure Jaamac gudoomiyihii madasha wada tashiga Somaliland ayaa goordhaweyd ku geeriyooday Hargeysa . Yusuf Keyse Cabdilaahi xoghayaha warfaafinta xisbiga Ucid oo kamid ahaa ehelada marxuumka ayaa hadda ii xaqiijiyay isagoo ku sugan hoyga uu Hargeysa ka daganaa marxuumku . Alle qabriga haw nuuro , waxaa uu kamid ahaa odayasha siweyn looga qadariyo Somaliland waxaanu sidoo kale ka tirsanaa saraakiishii ururkii dhaq dhaqaaqa wadaniga Somaliyeed ee SNM . Alle marxuumka qabriga haw nuuro , marxumka oo naqaska uu ku dhagay saacadihii ugu danbeeyay ee caawa ayaa lagula tacaalayay hargeysa islamarkaana uu ugu danbeyn u geeriyooday .