Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada 10-aad ee Premiership-ka England Todobaadkan La Ciyaari Doono

0
Saturday November 01, 2014 - 10:48:14 in by Burco Office
  • Visits: 1394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada 10-aad ee Premiership-ka England Todobaadkan La Ciyaari Doono

    Todobaadkan horyaalka aduunka ugu xiisaha badan Premiership-ka England waxaa laga cayaari doona kulamadii 10-aad, sida darteed waxaan idiin heynaa sidii taxanaha inoo ahaan jirtay sadaashada laga bixiyo kulamada todobaad walbo la ciyaaro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Todobaadkan horyaalka aduunka ugu xiisaha badan Premiership-ka England waxaa laga cayaari doona kulamadii 10-aad, sida darteed waxaan idiin heynaa sidii taxanaha inoo ahaan jirtay sadaashada laga bixiyo kulamada todobaad walbo la ciyaaro.



 




Hadaba Todobaadkan  kulamada la cayaari doono waxaa ugu adag kulanka ka dhici doono garoonka Etihad ee dhex mari doono Man City Vs Man United.

Sidoo kale kooxda Chelsea waxay dooneysaa inay sii dheeraasato dhibacaha ay hogaanka EPL ku heyso maadaama ay Stamford Bridge ku qaabili doonto QPR.

Halka Liverpool iyo Arsenal ay iyagana doonayaan inay todobaadkan guuleestaan si ay safka hore ee EPL ugu soo dhawaaaan.

Guud ahaan hoos kaga bogo sadaashada laga bixiyay kulamada xiisaha badan ee todobaadkan EPL laga cayaari doono:

Newcastle 1-1 Liverpool

Arsenal 3-0 Burnley

Chelsea 3-0 QPR

Everton 2-0 Swansea

Hull 2-1 Southampton

Leicester 2-0 West Brom

Stoke 1-0 West Ham

Kulamada Axada

Man City 2-0 Man Utd

Aston Villa 1-1 Tottenham

Kulanka Isniinta

Crystal Palace 2-1 Sunderland

abdirisaaq koronto

contact@afkashacabka.com