"Ma Jiro Maanta Wax Kiisas Cusub Oo Laga Helay Covid 19 Ah Gudaha Somaliland"Ag,Xargeeye.

0
Thursday May 21, 2020 - 12:51:17 in by salman abdi
  • Visits: 371
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Ma Jiro Maanta Wax Kiisas Cusub Oo Laga Helay Covid 19 Ah Gudaha Somaliland"Ag,Xargeeye.

    "Ma Jiro Maanta Wax Kiisas Cusub Oo Laga Helay Covid 19 Ah Gudaha Somaliland"Ag,Xargeeye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ma Jiro Maanta Wax Kiisas Cusub Oo Laga Helay Covid 19 Ah Gudaha Somaliland"Ag,Xargeeye.

Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa waxaa maanta shaacisay in aaney helin 24 sacadood ee ugu danbeeyey wax kiisas cusub ah oo xanuunka Covid 19

Maalintii shalay aheyd-na Somaliland waxay diwaangalisay 2 qof oo kaliya , waxaana aad moodaa in kiisaska xanuunka Covid 19 ee Somaliland uu hoos u soo dhacaayo