Jubbaland oo dowladda Federaalka ku eedeeysay ku xad-gudubka Dastuurka

0
Friday May 22, 2020 - 11:04:52 in by salman abdi
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jubbaland oo dowladda Federaalka ku eedeeysay ku xad-gudubka Dastuurka

    Jubbaland oo dowladda Federaalka ku eedeeysay ku xad-gudubka Dastuurka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jubbaland oo dowladda Federaalka ku eedeeysay ku xad-gudubka Dastuurka
Jubbaland ayaa ku eedeeysay dowladda federaalka in ay masuul ka tahay xaaladaha siyaasadeed ee kasoo cusboonaaday gobolka, islamarkaana ku eedeeysay dowladda in ay jabisay dastuurka federaalka iyo kan Jubbaland.

 

War saxaafadeed ay soo saartay dowlad goboleedka Jubbaland ayaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee gobolka Gedo iyo isbadallo maamul oo mudooyinkii u danbeeyay uu gobolka ka waday gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee gobolka Gedo ee dowlad goboleedka Jubbaland Cismaan Xaaji Nuur Macalimow, ayadoo ay ugu danbeeysay warqad magacaabis ah oo kasoo baxday xafiiska Wasiir kuxigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland oo maamul cusub oo uu gudoomiye ka yahay Cismaan Xaaji Nuur Macalimow loogu magacaabay gobolka Gedo.

Hoos la aqri war-saxaafadeedka