Somaliland Oo Tiradii Ugu Badnayd La Diwaan Galiyay Ee Uu Soo Ritay Xanuunka Covi19+moognanta Xukuumad.

0
Sunday May 24, 2020 - 11:31:13 in by salman abdi
  • Visits: 373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Tiradii Ugu Badnayd La Diwaan Galiyay Ee Uu Soo Ritay Xanuunka Covi19+moognanta Xukuumad.

    Somaliland Oo Tiradii Ugu Badnayd La Diwaan Galiyay Ee Uu Soo Ritay Xanuunka Covi19+moognanta Xukuumad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Tiradii Ugu Badnayd La Diwaan Galiyay Ee Uu Soo Ritay Xanuunka Covi19+moognanta Xukuumad.

Baadhitaanka 72kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 110

Todoba iyo soddon qof (37) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander, 21 qof waa rag, 16 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(20jir ilaa 30jir = 18 qof)
(30jir ilaa 40jir = 9 qof)
(40jir ilaa 50jir = 2 qof)
(50jir ilaa 60jir = 4 qof)
(60jir ilaa 70jir = 3 qof)
(70jir ilaa 80jir = 1 qof)