War Deg Deg Ah:-S.land Oo Kiisas Hor Leh Laga Helay Xanuun Xili Ay Jiraan Dabad Baxayo Lagu Taageerayo Madaxweyne biixi.

0
Thursday June 18, 2020 - 11:43:28 in by salman abdi
  • Visits: 355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-S.land Oo Kiisas Hor Leh Laga Helay Xanuun Xili Ay Jiraan Dabad Baxayo Lagu Taageerayo Madaxweyne biixi.

    War Deg Deg Ah:-S.land Oo Kiisas Hor Leh Laga Helay Xanuun Xili Ay Jiraan Dabad Baxayo Lagu Taageerayo Madaxweyne biixi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-S.land Oo Kiisas Hor Leh Laga Helay Xanuun Xili Ay Jiraan Dabad Baxayo Lagu Taageerayo Madaxweyne biixi.
khamiis  18.06.2020.  

 24kii saacadood ee u danbeeyey  waxa la Baadhay 100 Qof 

19 Qof ayaa laga helay xanuunka covid-19 

 6 qof waa somalilanders.

 Halka 13 qof udhasheen dalka Hindiya. 

Bukaanadan dhamaantood waa rag.
 
Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(20jir ilaa 29jir = 6 qof)

(30jir ilaa 39jir = 8 qof)

(40jir ilaa 49jir = 3 qof)

(50jir ilaa 59jir = 2 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: 

Berbera 15 qof, 

Hargeysa 3 qof 

Borama  1 qof. 

Waxaa xanuunka ka bogsaday 3 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay   120 Qof