Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Mashruuc Muhiima Oo Xukumadu Fulinayso.

0
Tuesday June 23, 2020 - 17:06:12 in by salman abdi
  • Visits: 383
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Mashruuc Muhiima Oo Xukumadu Fulinayso.

    Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Mashruuc Muhiima Oo Xukumadu Fulinayso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Mashruuc Muhiima Oo Xukumadu Fulinayso. Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha, iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan hal mashruuc oo dhisme ah oo loo dhisayo Dawladda Faah-faahinta dhismuhuna waa sidan hoos ku qoran.