Somaliland oo wali shaacinaysa kiisaska covid19 iyo xayiradii oo la qaaday 30june

0
Saturday June 27, 2020 - 12:17:37 in by salman abdi
  • Visits: 396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo wali shaacinaysa kiisaska covid19 iyo xayiradii oo la qaaday 30june

    Somaliland oo wali shaacinaysa kiisaska covid19 iyo xayiradii oo la qaaday 30june

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland oo wali shaacinaysa kiisaska covid19 iyo xayiradii oo la qaaday 30june
24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey  34 Qof ayaa laga Baadhay Covid-19 

3 ayaa laga helay xanuunka

2 qof waa somalilanders 

1 qof waa ajaanib

Lab: 2 Qof

Dhedig 1 Qof 
 

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

20jir ilaa 29jir = 2 qof

50jir ilaa 59jir = 1 qof

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: 

Hargeisa 2 qof 

 Berbera  1 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 2 qof 

 Guud ahaan 158 Qof ayaa ka Bogsaday xanuunka