Kiisas cusub Oo Hada Laga Shaaciyay Iyo Tirada Covid19 Oo La Filayo In Ay Mar Danbe Soo Laba Kacaleeyo

24kii saacadood ee u danbeeyey waxa la baadhay 37 Qof.
6 Qof ayaa laga helay covid-19
3 qof waa somalilanders
3 qof waa ajaanib .
Jinsiga Bukaanada
Rag = 4 qof
Dumar= 2 qof
Da’da Bukaanadan cusub
20jir ilaa 29jir = 2 qof
30jir ilaa 39jir = 3 qof
60jir ilaa 69jir = 1 qof
Magaalooyinka ay kala joogaan Bukaanadan
Hargeisa 5 qof
Burco 1 qof.
Waxaa xanuunka ka bogsaday 1 qof
Tirada guud ee bogsatay 166 Qof