Somaliland Iyo Taiwan Oo Samaystay Xidhiidh Cusub Oo Diblomaadiyadeed

0
Wednesday July 01, 2020 - 14:02:19 in by salman abdi
  • Visits: 430
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Iyo Taiwan Oo Samaystay Xidhiidh Cusub Oo Diblomaadiyadeed

    Somaliland Iyo Taiwan Oo Samaystay Xidhiidh Cusub Oo Diblomaadiyadeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Iyo Taiwan Oo Samaystay Xidhiidh Cusub Oo Diblomaadiyadeed
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Yaasiin Faratoon, oo dhawaan booqday Taiwan oo dhacda bariga Aasiya iyo dhigiisa Taiwan ayaa heshiiska kala saxeexday. Waxayna labada dhibac is dhaafsadeen diblumaasiyiin.

Image may contain: 2 people, people standing, suit and indoor

Madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Faratoon oo kulmay horraantii sannadkan sida maanta ay ku baahisay madaxweynuhu barteeda Twitterka.


Image may contain: 1 person, sitting

Tsai Ing-wen ayaa sheegtay in Somaliland iyo Taiwan ay dhisayaan xidhiidh laba geesood ah, iyadoo dhawaan labada dal ay xafiisyo diblomaasiyaddeed is dhaafsadeen.