Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Ayaa Xarunra Barlamaanka Somaliland Kulan Ku Yeeshay.

0
Monday July 06, 2020 - 13:54:12 in by salman abdi
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Ayaa Xarunra Barlamaanka Somaliland Kulan Ku Yeeshay.

    Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Ayaa Xarunra Barlamaanka Somaliland Kulan Ku Yeeshay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Ayaa Xarunra Barlamaanka Somaliland Kulan Ku Yeeshay.

Kadib markii uu shirku u soo dhamaaday Waxay ka Gaabsadeen inay Warbaahinta La Hadlaan iyaga oo midh midh uga soo Baxay Xafiiska Gudoomiya.

 

Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Gobolka awdal Oo mudo Saacado ah ku shiraayey Xarunta Golaha wakiilada ayaa markii Danbe Shir La Galay Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Axmed yaasiin Sheekh Cali ayaanle isaga iyo xildhibaanada ayaa shirku u socday Muddo saacado Ah.

 

Majirin Cid ku wehelinaysay shirka ay yeesheen Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal.

 

Hayeeshe Xildhibaanada Oo Aan Qarkood Si Gara Ula Kulmay, Waxay Ii Sheegeen In Shirkoodu Daranaa Sidii Ay Wax Iskga Waydiin La Hayeen Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada Oo Shacabka Reer Awdal Saluug Badan Ka Muujiyeen.