Madasha Xisbiyada oo dhaweeyay shirka Dowlad Goboleedyada ee Dhuusomareeb ka furmaya

0
Tuesday July 07, 2020 - 18:31:37 in by salman abdi
  • Visits: 307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madasha Xisbiyada oo dhaweeyay shirka Dowlad Goboleedyada ee Dhuusomareeb ka furmaya

    Madasha Xisbiyada oo dhaweeyay shirka Dowlad Goboleedyada ee Dhuusomareeb ka furmaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madasha Xisbiyada oo dhaweeyay shirka Dowlad Goboleedyada ee Dhuusomareeb ka furmaya
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhaweeyay shirka dowlad Goboleedyada Dalka ee 9-ka bisha lagu qabanayo magaalada Dhuusamareeb.

 

Waxay sidoo kale sheegeen inay inay ka xunyihiin baaqashada shirkii dowladda federalka iyo dowladdaha xubnaha ka ah, iyagoo ku dhalleeceeyay dowladdu inay ku fashilantay hoggaaminta dalka.

Halkan hoose ka aqriso War-Murtiyeedka Madasha Xisbiyada.