War Deg Deg Ah:-Taiwan Oo U Hakisay Xafiiskii Ay Somaliland Ka Furan Lahayd Iyo Sababta Ka danbaysa.

0
Friday July 10, 2020 - 10:51:54 in by salman abdi
  • Visits: 354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Taiwan Oo U Hakisay Xafiiskii Ay Somaliland Ka Furan Lahayd Iyo Sababta Ka danbaysa.

    War Deg Deg Ah:-Taiwan Oo U Hakisay Xafiiskii Ay Somaliland Ka Furan Lahayd Iyo Sababta Ka danbaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Taiwan Oo U Hakisay Xafiiskii Ay Somaliland Ka Furan Lahayd Iyo Sababta Ka danbaysa.

Dawladda Taiwan ayaa shacisay inay hakisay furitaanka Xafiiskii Wakiilka u fadhiyi laha Somaliland, sababta hakinta Xafiiska iyo Wakiilka ayay Xukuumadda Taiwan ku sheegtay xayiraada la saaray labada Sherkadood ee Fly Dubai iyo Air Arabia oo Xukuumadda Somaliland aanay ilaa hadda u fasaxin dulimaad yadoodi Hargaysa + Dubai. Sidoo kale waxay Dawladda Taiwan ku labaysay sababtaas hakinta Xafiiska Xanuunka Caalamka wada gaadhay ee Covid-19 oo wali khatartiisu jirto .




Madaxa Xafiiska arrimaha Afrika ee Dalka Taiwan Ali Yang oo saxaafadda la hadlay maanta oo Khakiis ah ayaa sheegay in la hakiyay Xafiiskii Somalilland ay ka furan la hayeen, isagoo sheegay in khadka socaal ee ugu sahlan Dalka Taiwan uu yahay midka Imaraadka sida awgeed ay ka dhursugayaan inta ay soo noqonayaan dulimaad yadii Diyaaradaha Fly Dubai iyo Air Arabia .


Wararka ka soo baxay Dawladda Taiwan Hoos Ka Akhriso.

https://en.rti.org.tw/news/view/id/2003578