Gudidii hore Ee Komoshinka Qaranka Oo ka Cudur Daartay Gudida Cusub La Shaqayn doonta Iyo doorashada Oo xal Laga Gaadhay.

0
Sunday July 12, 2020 - 13:13:51 in by salman abdi
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudidii hore Ee Komoshinka Qaranka Oo ka Cudur Daartay Gudida Cusub La Shaqayn doonta Iyo doorashada Oo xal Laga Gaadhay.

    Gudidii hore Ee Komoshinka Qaranka Oo ka Cudur Daartay Gudida Cusub La Shaqayn doonta Iyo doorashada Oo xal Laga Gaadhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudidii hore Ee Komoshinka Qaranka Oo ka Cudur Daartay Gudida Cusub La Shaqayn doonta Iyo doorashada Oo xal Laga Gaadhay.
Guddii hore ee doorashooyinka Somaliland ayaa ka cudur daartey inay la taliyeyaal u noqdaan kominshanka cusub ee doorashooyinka.

Xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ayaa dhawaan gaadhey heshiis cusub oo aan aheyn  heshiiskii bishii February ee midowga Yurub ka so shaqeeyey .

Awoodi arimaha doorashooyinka ayaa waxaa dib loogu soo celiyey guddida cusub ee doorashooyinka

Waxaa wax ka bedel ay ku sameyen xisbiyadu awoodii hore loo siiyey guddidi hore ee doorashooyinka .

@Geeska Africa