Maamulka Puntland Oo Hoos U Dhigay Calanka Dawladda Muqdisho Iyo Ka Garoowe

0
Sunday July 12, 2020 - 13:29:45 in by salman abdi
  • Visits: 734
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Puntland Oo Hoos U Dhigay Calanka Dawladda Muqdisho Iyo Ka Garoowe

    Maamulka Puntland Oo Hoos U Dhigay Calanka Dawladda Muqdisho Iyo Ka Garoowe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Puntland Oo Hoos U Dhigay Calanka Dawladda Muqdisho Iyo Ka Garoowe

Calanka Dawladda federaalka Soomaaliya iyo ka maamul goboleedka soomaaliya ee Puntland ayaa hoos loo dhigey muddo saddex maalin ah.

Sababta labadan calan hoosta loogu dhigay ayaa qeyb ka ah baroor-diiq ay maamulka Puntland u sameynayo madaxwyenihii hore ee maamul goboleedka soomaaliya ee Puntland, Maxamed Cabdi Xaashi oo habeenkii xalay ahaa dalka Kenya ku xijaabtay. Alle ha u naxariisto.