Waa Kuwee 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Todobaadkan Premiership-ka England?

0
Monday November 03, 2014 - 16:18:42 in by Burco Office
  • Visits: 1530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuwee 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Todobaadkan Premiership-ka England?

    Kadib markii la ciyaaray todobaadkan kulamadii 10-aad ee horyaalka England waxaa daaha laga rogay xidigaha isbuucan wacdaraha ka dhigeen horyaalka aduunka ugu wanaagsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib markii la ciyaaray todobaadkan kulamadii 10-aad ee horyaalka England waxaa daaha laga rogay xidigaha isbuucan wacdaraha ka dhigeen horyaalka aduunka ugu wanaagsan.




EPL

Kadib markii la ciyaaray todobaadkan kulamadii 10-aad ee horyaalka England waxaa daaha laga rogay xidigaha todobaadkan  wacdaraha ka dhigeen horyaalka aduunka ugu wanaagsan.

Kooxda Chelsea sidii caadada u ahayd guul ayay gaartay welina hogaanka ayay ku fadhisaa sidoo kale Arsenal, Southampton iyo Man City ayaa guulo gaareen halka Liverpool iyo Man United ay u muuqato inay facooda ka hari rabaan.

Hadaba hoos kaga bogo todobaadkan iyo 11-ka xidig ee ugu wanaagsan EPL:

Goolhaye: Joe Hart (Manchester City)

Daafaca: Nathaniel Clyne (Southampton), Vincent Kompany (Manchester City), Gael Clichy (Manchester City), Fabricio Coloccini (Newcastle).

Khadka dhexe: Yaya Toure (Manchester City), Victor Wanyama (Southampton), Oscar (Chelsea).

Weerarka: Stewart Downing (West Ham), Alexis Sanchez (Arsenal), Sergio Aguero (Manchester City) 

burco/office

contact@fkashacab.com