Dawlada Sweden Oo Soo Saartay Sharciyo Adag Oo Saameynaya Soo-galootiga.

0
Tuesday July 14, 2020 - 12:43:55 in by salman abdi
  • Visits: 346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Sweden Oo Soo Saartay Sharciyo Adag Oo Saameynaya Soo-galootiga.

    Dawlada Sweden Oo Soo Saartay Sharciyo Adag Oo Saameynaya Soo-galootiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Sweden Oo Soo Saartay Sharciyo Adag Oo Saameynaya Soo-galootiga.

Dawladda Sweden ayaa dhawaan soo saartay sharciyo adag oo la xidhiidha arrimaha bulshada, oo si gaar ah u saamaynaya dadyowga soo galootiga ee dalkaasi qoxootinimada ku jooga.


In Sweden, tensions temper pride over refugee policy - CNN


Sharciyadan oo dhaqan galay billawgii bishan July ayay ka mid yihiin, gudniinka gabdhaha, guurka ay qoysasku caruurtooda u dooraan lamaanaha ay guursanayaan, ama hablaha oo wiilal lagu daro iyaga oo aan isa soo dooran Waxaa sidoo kale la mamnuucay in gabdhaha loo diido inay guursadaan qofka ay iyagu doortaan.