War Deg Deg ah Dooni Ku Dagtay Badda Madow ee u dhow magaalada Istanbul

0
Monday November 03, 2014 - 17:23:12 in by Burco Office
  • Visits: 659
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah Dooni Ku Dagtay Badda Madow ee u dhow magaalada Istanbul

    Waxa goor dhaweed ku dagtay dooni siday dad suuriyaan ah badda madow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa goor dhaweed ku dagtay dooni siday dad suuriyaan ah badda madow

Ugu yaran labaatan iyo afar qof ayaa ku dhintay doon ku kadoontay badda madow ee u dhow magaalada Istanbul ee Turkiga. Toddobo qof oo kale ayaa la badbaadiyay. Doonta ayaa la aaminsan yahay inay saarnaayeenilaa afartan qof, oo ay ku jiraan carruur badan.


Lama oga sababta ay doonta u gadoontay. Dhowr qof ayaa la la'yahay. Ilaalada xeebaha Turkiga ayaa sheegay in doomo iyo helikobtaro ay baarayaan goobta. Dadka doonta saaran ayan la ogayn dhalashadooda inkastoo lagu soo waramayo qaarkood inay yihiin reer Suuriya. T

urkiga ayaa ah meesha ay imaadaan qaxootiga doonaya inay yimaadaan Yurub.

wixii warar ah ee ka soo kor dha kal soco afkashacabka 

cabdirisaaq koronto

burco/office 

contact@afkashacabka.com