War Deg Deg Ah:-Xukumadda Somaliland Oo Mamnuucday Tubaakada LYFT Oo Dalka Lasoo Galiyay.
War Deg Deg Ah:-Xukumadda Somaliland Oo Mamnuucday Tubaakada LYFT Oo Dalka Lasoo Galiyay.
Wasaarada Ganacsiga Somaliland ayaa Mamnuucdey Tubaakada LYFT oo mudooyinkii ugu danbeeyey buuq badan ka taagna Isticmaalkeeda.
Daraasado iyo baadhitaano lagu sameeyay Tubakada Afka laga qaato ee LYFT, ayaa lagu ogaaday in ay sababan cudurka Kansarka, waxayna dhakhaatiirtu ka digeen Isticmaalka tobaakada iyo waxyaabaha kale ee tobaakada aan qiiqa lahayn, kuwaas oo ay sheegeen inay kordhisaa halista kansarka Afka – kansarka cunaha, dhabanka, ciridka, bushmaha, ama dibnaha iyo carrabka. sidoo kale, waxay sheegeen daraasadahaa in ay keeni karaan halis badan oo ah kansarka qanjidhka ‘hunguriga iyo tuubada dheer ee ka socota hunguriga ilaa caloosha.
War Deg Deg Ah:-Xukumadda Somaliland Oo Mamnuucday Tubaakada LYFT Oo Dalka Lasoo Galiyay.
War Deg Deg Ah:-Xukumadda Somaliland Oo Mamnuucday Tubaakada LYFT Oo Dalka Lasoo Galiyay.