Madaxweynihii hore ee Puntland oo maanta lagu aasayo Garowe iyo madax kala duwan oo ka qeyb galaya aaskiisa
Madaxweynihii hore ee Puntland oo maanta lagu aasayo Garowe iyo madax kala duwan oo ka qeyb galaya aaskiisa Diyaarad siday Maydka madaxweynihii hore ee Puntland marxuum Maxamed Cabdi Xaashi ayaa ka degtay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.
Marxuumka ayaa halkaas loogu sameynayaa aas oo ay ka qeyb galayaan Puntland iyo madax ka socota dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada.
Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo ka qeyb galaya aaska maxrumka ayaa Garowe lagusoo dhoweeyay, waxaana sidoo kale Dhuuso mareeb kasoo tagay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada.
Lama xaqiijin in uu raysal wasaaruhu aadayo aaska madaxweynihii hore ee Punland, xidhiidh aan la sameynay saraakiil ku sugan Dhuusomareeb waxay inoo sheegeen in raysal wasaaruhu ku sugan yahay Dhuusomareeb.