Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Haweenka Somaliland Iyo Madaxda Midowga Yurub Ee Hargeysa

0
Saturday July 18, 2020 - 14:05:23 in by salman abdi
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Haweenka Somaliland Iyo Madaxda Midowga Yurub Ee Hargeysa

    Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Haweenka Somaliland Iyo Madaxda Midowga Yurub Ee Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Haweenka Somaliland Iyo Madaxda Midowga Yurub Ee Hargeysa

Hoggaanka Haweenka Somaliland iyo Midowga Yurub ayaa si wadajir ah u soo saaray bayaan ay ugu baaqayaan Baarlamaanka in ay ansixiyaan Qoondada Haweenka (Kootada) iyo Beelaha laga tirada badan yahay.

 

Kulankan haweenka Somaliland ay la yeesheen madaxda midowga yurub ayaa noqonaya kii ugu horreeyay tan iyo markii uu xilka madaxtinimada somaliland la wareegay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi .