Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ku Taliyey In Somaliland Dhexdhexaad Ka Ahaato Xiisadda Webiga Niil Ee Itoobiya Iyo Masar.

0
Saturday July 25, 2020 - 13:14:04 in by salman abdi
  • Visits: 63
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ku Taliyey In Somaliland Dhexdhexaad Ka Ahaato Xiisadda Webiga Niil Ee Itoobiya Iyo Masar.

    Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ku Taliyey In Somaliland Dhexdhexaad Ka Ahaato Xiisadda Webiga Niil Ee Itoobiya Iyo Masar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ku Taliyey In Somaliland Dhexdhexaad Ka Ahaato Xiisadda Webiga Niil Ee Itoobiya Iyo Masar.

Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan xiisadda ku salaysan Webiga Niilka ee ka dhex taagan Waddamada Itoobiya iyo Masar,waxaanu ku taliyey in Somaliland aanay dhinacna noqon, balse ay isku daydo inay isku soo dhawayso labada dal.


Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, oo u warramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay fadliga maalmahan iyo Acmaasha  looga baahan yahay inay la yimaaddan umadda Islaamka ahi, waxaanu ugu horeyn yidhi "Somaliland waxaa la gudboon inay dhexdhexaad ka ahaato xiisadda ka dhex taagan Itoobiya iyo Masar, weliba Somaliland waa inay isku soo jiida labada dhinaca, intii karankeeda ah, sababtoo ah dagaal dhex mara Itoobiya iyo Masar masllaxadi uguma jirto Somaliland, waxaan khasaare ahayn mooye, maxaa yeelay labada dalba waxaynu la leenahay xidhiidh ganacsi, waliba waxaa intaas dheer inaynu Itoobiya wadaagno xuduud aad u dheer, waana halkaynu dhabarka saarno marka ay dhibaato inala soo gudboonaatoā€¯.