Afhayeenka Xisbiga Wasani ayaa yidhi " Shirkaddaha ganacsiga ayaa 10kii sannaba mar sameysta xaflado ay ugu dabaal-dagaan macaashka ganacsi

0
Wednesday July 29, 2020 - 11:28:39 in by salman abdi
  • Visits: 433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka Xisbiga Wasani ayaa yidhi " Shirkaddaha ganacsiga ayaa 10kii sannaba mar sameysta xaflado ay ugu dabaal-dagaan macaashka ganacsi

    Afhayeenka Xisbiga Wasani ayaa yidhi " Shirkaddaha ganacsiga ayaa 10kii sannaba mar sameysta xaflado ay ugu dabaal-dagaan macaashka ganacsi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Xisbiga Wasani ayaa yidhi " Shirkaddaha ganacsiga ayaa 10kii sannaba mar sameysta xaflado ay ugu dabaal-dagaan macaashka ganacsi
 ee ay macaamishooda ka helaan, Xukumaddaha duniduna waxay u dabaal-dagaan maalmaha taariikhiga ah ee cimrigooda umaddeed soo maray horumar iyo hardaamo labadaba wixi soo dhacay ee taariikhda dalka ku xussan sida inaga ay inoogu suntan yihiin ayaamaha18ka May & 26ka Juun. 

Xisbiga Kulmiye' In u dawladnimadii dalka u eekaysiyo Shirkad ganacsi waa ayaan-darro weyn! 

Ma waxaa loo dabaal dagay 10 sanno oo qabyaalad iyo kala qeybin umaddeed ah' Isla xisaabtan la'aan iyo Musuq baahay oo dawladnimo ah' Xadhig iyo Xabsiyeen ah'  Caasimaddii dalku Biyo la'aan tahay, Laydh dawladeed la'aan tahay'  Cisbitaalo dawladeed la'aan tahay' Waddooyin la'aan tahay Ictiraaf la'aan tahay' Doorasho baarlamaan iyo deegaan la'aan tahay? 

Hambalyey ku qoreen boodhadh ay soo daabacdeen laakin hagardaamay u horseedeen umadda!

Kulmiye dawladnimadiibu karaamada ka qaaday oo qaab sillan oo aan qarannimo ku abtirsan karin u eekaysiiyey".