XOGHAYIHII XAFIISKA MAAMULKA DEG. GAASHAAMO OO TOORRI LAGU DILAY.

0
Monday August 03, 2020 - 13:06:27 in by salman abdi
  • Visits: 548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XOGHAYIHII XAFIISKA MAAMULKA DEG. GAASHAAMO OO TOORRI LAGU DILAY.

    XOGHAYIHII XAFIISKA MAAMULKA DEG. GAASHAAMO OO TOORRI LAGU DILAY.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XOGHAYIHII XAFIISKA MAAMULKA DEG. GAASHAAMO OO TOORRI LAGU DILAY.


Alle ha naxariistee waxaa saaka xafiiska maamulka degmada gaashaamo dhexdiisa lagu dilay Cabdibaasid maxamuud oo ahaa xoghaya xafiiska.

Madaxa xafiiska xeer ilaalinta degmada gaashaamo Abdiqani Abdillahi omer oo aan la xidhiidhnay ayaa noo xaqiijiyey in gacanta lagu dhigay gacan dhiglihii isla markaasna uu xidhan yahay hadda.

WQ: Barre Ali