Wafti Balaadhan Oo Dawladda Shiinaha Ka Socda Oo Maanta La Sugayo Inay Hargeysa Soo Gaadhaan

0
Tuesday August 04, 2020 - 17:25:31 in by salman abdi
  • Visits: 386
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti Balaadhan Oo Dawladda Shiinaha Ka Socda Oo Maanta La Sugayo Inay Hargeysa Soo Gaadhaan

    Wafti Balaadhan Oo Dawladda Shiinaha Ka Socda Oo Maanta La Sugayo Inay Hargeysa Soo Gaadhaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti Balaadhan Oo Dawladda Shiinaha Ka Socda Oo Maanta La Sugayo Inay Hargeysa Soo Gaadhaan

Wafti ka socda dawladda China ayaa la filayaa in ay maanta soo gaadhaan magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Horey waxaa Hargeysa u joogay safiirka Shiinaha ee Muqdisho fadhiya.

 

Sidoo kale Safiirka dalka China u fadhiya magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya danjire Qin Jian oo labadii maalmood ee u dambeeyay ku sugan magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaan weli la kulmin Madaxweyne Biixi.

Danjire Jian, oo hoggaaminaya diblomaasiyiin ka tirsan safaaradiisa Muqdisho ayaa Sabtidii socdaal ku yimid magaalada Hargeysa, si uu dawladda Somaliland ugala hadlo xidhiidhka cusub ee Somaliland iyo Taiwan dhex maray oo uu safiirku si kulul u cambaareeyay.