Burburkii Kulmiye Oo Kaabiga Saaran Iyo Siyaasin La Filayo In Ay Waydaartaan tareenka Siyaasada Ee Kulmiye,Taageerayasha Xisbiga Oo Ka Biyo Diidan.

0
Sunday August 09, 2020 - 10:10:05 in by salman abdi
  • Visits: 409
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burburkii Kulmiye Oo Kaabiga Saaran Iyo Siyaasin La Filayo In Ay Waydaartaan tareenka Siyaasada Ee Kulmiye,Taageerayasha Xisbiga Oo Ka Biyo Diidan.

    Burburkii Kulmiye Oo Kaabiga Saaran Iyo Siyaasin La Filayo In Ay Waydaartaan tareenka Siyaasada Ee Kulmiye,Taageerayasha Xisbiga Oo Ka Biyo Diidan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burburkii Kulmiye Oo Kaabiga Saaran Iyo Siyaasin La Filayo In Ay Waydaartaan tareenka Siyaasada Ee Kulmiye,Taageerayasha Xisbiga Oo Ka Biyo Diidan.
Tani Iyo Intii uu Talada Dalka Uu QAbtay Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixi Ayaa waxa Si Weyn U Sii Kala Dur Kayay Taageerayasha Xisbiga Kulmiye Iyo Siyaasinta Miisanka Culus Ku Dhex Leh Ee Ka Soo Jeeda Gobolada Bariga S,land Oo U Muuqada Kuwa Ka Dhex Arki Waayay Miisankii Ay Ku Lahaayeen Xisbiga Kulmiye Iyo Mastaqbalkooda Siyaasadeeed Dalka.

Waxa Guux Wayn Laga Dareemayaa Hanaanka La Filayo In Loo Maro Qabashada Shirka Golaha Dhex Ee Xisbiga Kulmiye Taas Oo Lagu Wado In Uu Qabsoomo Sanadka Aan Ku Jiro Balse Siyaasin Miisa Ku Dhex Leh Xisbiga Oo Ka Soo Kala Jeeda Gobolada Sool Sanaag Togdheer Iyo Buuhoodle Oo Ay Wakhtigan Xisbiga kulmiye Dibada Ka Jooga Una Muuqada In Ay Ka Dhex Arki Waayay Rajadii Ay Ka Lahaayeen Xisbiga Kulmiye Ee Mustaqbalkooda Siyaasadeed.

Siyaasin uu Ka Mid yahay Maxamuud Xashi Ayaa Hada Dibada Ka Jooga Xisbiga Kulmiye Oo Aan Ku Dhex Lahayn Saamay Marka Loo Eego Shacabka Gobolada Bariga Ee Uu Ka Soo Jeedo Isla Markaana Uu Ku Dhex Leeyahay Taageero Baaxad Weyn Taas Oo U Muuqata Hadii Uu Dabada KA Noqodo Xisbiga Kulmiye Ay Waayi Karaan Taageerayasha Bariga.
Horay Waxa Kulmiye Uga Biyo Diiday Siyaasi Ahna Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ,Hadiise Siyaasiga Maxamuud Xaashi Xisbiga Kulmiye Dabada Ka Sii Ahaado Waxa Dhici Karta In Gabi Ahaanba Meesha Ka Baxado Awoodii Xisbigu Ku Lahaa Gobolada Bariga S,land.

Balse Su,aasha Is Waydiinta Mudan Ayaa Ah ma Jiraan Siyaasin Kale Oo Ka Biyo Diidan Hanaanka Wakhtigan Xisbiga Kulmiye Iyo xukuumadiisu Waxa U Maamulayaan Ee Ku Aadan Awoodaha Gobolada Iyo Balan Qadayadii Wakhtigii Olalaha Ee Xisbiga Ku Doonanyay hanashada Kursiga Ugu Sareeya Dalka.

La Soco Qaybaha Danbe Ee Qoraalkan..................................
Burao/S,land
Xigasho:-Waxsansheeg.com
Updating Political Analysis