Reer Awdal oo Iminka Caddeeyay Inaanay Gelayn Doorasho Iyo Qodobo Soo Baxay Iminka

0
Wednesday August 12, 2020 - 12:50:22 in by salman abdi
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reer Awdal oo Iminka Caddeeyay Inaanay Gelayn Doorasho Iyo Qodobo Soo Baxay Iminka

    Reer Awdal oo Iminka Caddeeyay Inaanay Gelayn Doorasho Iyo Qodobo Soo Baxay Iminka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Reer Awdal oo Iminka Caddeeyay Inaanay Gelayn Doorasho Iyo Qodobo Soo Baxay Iminka
Xildhibaannada Baarlamaanka Somaliland ee gobolka Awdal iyo Odayaasha gobolkaasi qayb ka mid ah oo Boorama ku shiray ayaa soo saaray qodobadan.
1. In aanay saami qaybsi la’aan doorasho ka dhacayn gobolada galbeedka.
2. Inay ku guubaabiyeen dadka adkaynta amniga iyo in salmi ah loo raadsado saamiga ka maqan.
3.beesha caalamka oo looga digay in doorasho aan la isku raacsanayn ay malgaliso.