Puntland oo ku baaqday in beesha caalamka laga qeyb galiyo shirka Dhuusomareeb

0
Monday August 17, 2020 - 09:10:45 in by salman abdi
  • Visits: 439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo ku baaqday in beesha caalamka laga qeyb galiyo shirka Dhuusomareeb

    Puntland oo ku baaqday in beesha caalamka laga qeyb galiyo shirka Dhuusomareeb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Puntland oo ku baaqday in beesha caalamka laga qeyb galiyo shirka Dhuusomareeb
Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku baaqay in beesha caalamka ka qeyb gasho shirka Dhuusomareeb ee looga tashanayo doorashooyinka Soomaaliya ee soo socda.

Bayaan kasoo baxay madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in Puntand aysan kalsooni buuxda ku qabin madaxweyne Farmaajo, sidaad darteedna loo baahan yahay in beesha caalamku marqaati iyo goob-joogayaal ka noqoto waxa lagu heshiiyo iyo sidii loo fulin lahaa.

Waxay Puntland sheegtay inay shirka ka qeyb galayso, waxayna madaxweyne Farmaajo ugu baaqday in uu soo magacaabo raysal wasaare qeyb ka noqda fulinta heshiisyada dhameystirka doorashooyinka.

Halkaan hoose ka aqriso warsaxaafadeedka Puntand