Wasiir Saajin Iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ku Hirdamaya Gudoomiye Ku-xigeenka Afraad Ee kulmiye Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay.
Wasiir Saajin Iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ku Hirdamaya Gudoomiye Ku-xigeenka Afraad Ee kulmiye Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay. Wasiirka ganacsiga Mr saajin oo qudha ayaa la tartamaya Madaxwayne ku xigeenka ahna Gudoomiye
kuxigeenka afraad ee xisbiga kulmiye.
Hadii ay dhab yihiin wararka sheegaya inuu madaxwayne Muuse Biixi Cabdi uu dhabar taabtay wasiir
saajin maadaama labadii jeer dastuurku u ogolaa ay ka dhamaadeen saylici, waxa hubaal inuu ku soo bixi
doono murashaxa madaxwayne ku xigeenka ee xisbiga kulmiye, maadaama isla maanta la reebay Ahmed
Muumin seed, oo culays Ku ahaa Mr saajin
Wasiir ahmed Muumin seed ayaa isla marxaladan oo kale waxa lagaga reebay murashaxnimadii
madaxwayne kuxigeenka ee xisbiga wadani oo ahayd sababtii uu kaga soo baxay ka sii mid ahaanshaha
xisbiga wadani, isla markaana uu ku soo biiray xisbiga kulmiye oo uu ku helay xil wasiirnimo.
Ilaa hada Lama oga inuu is casili doono iyo inuu ku sii nagaan doono kulmiye iyo xukumada Biixi.