War Deg Deg Ah:-Ilaaladiisi Gaar Ka Ahayd Maxamuud Xaashi Oo Laga Kaxeeyay+ Xaaladihii Ugu Dambeeyay Oo Kacsan.

0
Wednesday September 09, 2020 - 16:45:57 in by salman abdi
  • Visits: 503
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Ilaaladiisi Gaar Ka Ahayd Maxamuud Xaashi Oo Laga Kaxeeyay+ Xaaladihii Ugu Dambeeyay Oo Kacsan.

    War Deg Deg Ah:-Ilaaladiisi Gaar Ka Ahayd Maxamuud Xaashi Oo Laga Kaxeeyay+ Xaaladihii Ugu Dambeeyay Oo Kacsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Ilaaladiisi Gaar Ka Ahayd Maxamuud Xaashi Oo Laga Kaxeeyay+ Xaaladihii Ugu Dambeeyay Oo Kacsan. Wasiir Hore Maxamuud Xaashi Cabdi Ayaa Laga Qaaday Maanta ilaaladiisii Waxaana Amar Lagu Siiyay In Ay Kusoo Xaroodaan Xerada Ciidanka Booliska. Tallaabada ay xukumaddu Siyaasi Xaashi kaga qaaday ilaaladiisi gaarka ahayd ayaa aad loo hadal hayaa waxaana muuqata in xukuumaddu hadalkii Maxamuud Xaashi ee shalay ay arrintan kaga jawaabtay

Khilaafkii ugu xoganaa ayaa ka dhextaagan Siyaasiga Caanka Ah Ee Maxamuud Xaashi Cabdi Iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kaas oo siyaasi xaashi sheegay in xilalka sare ee xisbiga KULMIYE ay dad gaar ah u calaamadsan yihiin, waxaanu cadeeyay in madaxweyne Biixi ka kaga baxay ballamo uu hore ula galay, isagoo shalay dhaliilo u jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi. Dhankooda Masuuliyiin ka tirsan xukumadda ayaa madaxweynaha ka difaacay eeda uga timi siyaasi xaashi, waxaana laga war dhawrayaa halka arrinki isugu biyo shubto.