War Deg Deg Ah:- Ex wasiir Cali Sandule Oo Ku Geeryooday Magaalada Hargeysa

0
Saturday September 12, 2020 - 10:50:24 in by salman abdi
  • Visits: 313
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:- Ex wasiir Cali Sandule Oo Ku Geeryooday Magaalada Hargeysa

    War Deg Deg Ah:- Ex wasiir Cali Sandule Oo Ku Geeryooday Magaalada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Ex wasiir Cali Sandule Oo Ku Geeryooday Magaalada Hargeysa :- Ex wasiir Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule) ayaa hadda ku geeryooday caasimadda Somaliland ee magaalada hargeysa, waxaana uu muddo u jiifay xanuun marxuum wasiir Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule) ayaa tacab badan geliyay gobolka sool iyo cayn oo uu ka soo jeedo sidii nabad waarta iyo wax wada qeybi la galaan qaranka somaliland. La soco faah faahinta taariikhdiisa marxuum ex wasiir Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule)