Hogaamiye Xirsi Oo Iminka Madaxweyne Biixi Eedihii Ugu Cuslaa Huwiyey + Xaaladda Xisbiga Kulmiye Galay

0
Sunday September 13, 2020 - 11:51:22 in by salman abdi
  • Visits: 697
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiye Xirsi Oo Iminka Madaxweyne Biixi Eedihii Ugu Cuslaa Huwiyey + Xaaladda Xisbiga Kulmiye Galay

    Hogaamiye Xirsi Oo Iminka Madaxweyne Biixi Eedihii Ugu Cuslaa Huwiyey + Xaaladda Xisbiga Kulmiye Galay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiye Xirsi Oo Iminka Madaxweyne Biixi Eedihii Ugu Cuslaa Huwiyey + Xaaladda Xisbiga Kulmiye Galay

Hogaamiyaha xisbiga waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa magaalada hargeysa ku qabtay shir jaraa’id oouu eedo culus dusha ka huwiyey madaxweyne muuse biixi cabdi, hoogaamiye xirsi ayaa muddo ka dib waxaa uu ka soo muuqday warbaahinta isagoo xaaladda xisbiga kulmiye ku galay ka hadlay iyo waliba xukuumadda Somaliland waxaana hadaladiisa ka mid ahaa

 

"Madaxwayne Xukuuma Daada Afartii Sano waxaa Kaaga Dhiman Afartan Habeen Anaguna Waanu Ku Dul Taaganahay Oo Waanu Kuu Tirinaynaa Inta Muda Xileed Kaaga Ka Dhiman, Madaxwayne Xukuumadaadu Waxay Ku Fashilantay Dhamaystirka Dhismaha Wadada Ceerigaabo" Xirsi Xaaji Cali Xasan