Daawo Afkashacabka TV;SHikhii 6-AAD OO LAGU DILAY MAGAALADA MOMBAZA EE DALKA KENYA
Sheikh Salim Bakari, oo u dhaqdhaqaaqi jiray arrimaha nabadda, una ololeynaayay sidii "xagjirnimada" loo joojin lahaa, ayaa la toogtay isagoo ka yimid masaajidka kuna sii jeeday gurigiisa. Debley aan la garanayn ayaa magaalada xeebta Kenya ku taalla ee Mombasa ku toogtay sheekh caan ah oo qunyar socod ahaa.
Lix sheekh, oo isugu jiray kuwa qunyar socod ah iyo kuwa "xagjir ah" ayaa lagu dilay magaalada Mombassa tani iyo 2012-kii.
Gobolka xeebta ee Kenya, oo dad-ka ugu badan ee ku nool ay yihiin Muslimiin, waxaa ku soo noqnoqday weeraro iyo qaraxyo lagu eedeeyay Ururka Al-Shabaab ee ka dagaallama Soomaliya.
Afkashacabka.com
Contact@afkashacabka.com
Daawo Afkashacabka TV;SHikhii 6-AAD OO LAGU DILAY MAGAALADA MOMBAZA EE DALKA KENYA
Sheikh Salim Bakari, oo u dhaqdhaqaaqi jiray arrimaha nabadda, una ololeynaayay sidii "xagjirnimada" loo joojin lahaa, ayaa la toogtay isagoo ka yimid masaajidka kuna sii jeeday gurigiisa.