Boorama Oo Rasaas Ka Bilaabantay Askari Geeryooday Iyo Dhaawaca Oo Dhakhtarka Loola Cararay

0
Wednesday September 16, 2020 - 15:26:47 in by salman abdi
  • Visits: 373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boorama Oo Rasaas Ka Bilaabantay Askari Geeryooday Iyo Dhaawaca Oo Dhakhtarka Loola Cararay

    Boorama Oo Rasaas Ka Bilaabantay Askari Geeryooday Iyo Dhaawaca Oo Dhakhtarka Loola Cararay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boorama Oo Rasaas Ka Bilaabantay Askari Geeryooday Iyo Dhaawaca Oo Dhakhtarka Loola Cararay

Hal Askari ayaa geeriyooday afar qof oo kalena dhaawac ayaa soo gaadhay kadib markii Ciidamada Booliska Iyo dad shacab ah isku dhaceen Duleedka magaalada Boorama.

Muranka ayaa ka dhashay dhul ay isku haystaan dawladda iyo dad shacab ah oo ku yaalla Beri ee Boorama.

Laba Askari ayaa ku jira dadka dhaawaca sida maamulka gobolku sheegay.

Afarta qof ee dhaawaca ah ayaa la dhigay Cisbitaalka Boorama,  Badhsabka Gobolka Awdal Oo Ay Weheliyaan Saraakiisha Ciidanka Gobolka Awdal Ayaa Xaqiijiyay Dhimashada Hal Askari Iyo Dhaawaca 3 Qof Oo Iskugu Jira Laba Ciidan Iyo Qof Shacaba

Waxaana Sobobay Iska Hor Imaad Dhex Maray Dad Shacaba Iyo Ciidanka,