Daawo:Salaadiinta Cuqaasha Odayaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Maroodi Jeex Oo si kulul u cambaareyey Xisbiga WADANI

0
Thursday November 06, 2014 - 06:12:17 in by London Office
  • Visits: 604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Salaadiinta Cuqaasha Odayaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Maroodi Jeex Oo si kulul u cambaareyey Xisbiga WADANI

    Waxay sheegeen in xisbiga WADANI uu ka shaqaynayo kala fogeynta dadka reer somaliland , iyago talo ahaan ugu soo jeediyey inay dadka isku keenan, waxay aad u dhaliileen hadaladii sicid sulub ka jeediyey xafladii xisbiga WADANI ku so dhoweynayey Tager

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay sheegeen in xisbiga WADANI uu ka shaqaynayo kala fogeynta dadka reer somaliland , iyago talo ahaan ugu soo jeediyey inay dadka isku keenan, waxay aad u dhaliileen hadaladii sicid sulub ka jeediyey xafladii xisbiga WADANI ku so dhoweynayey Tagerayasha ku soo biiray 2 maalmood ka hor, waxayna iftiimiyeen in xisbiga WADANI si cad u sheegay in wasaaradaha qaar ay baabiin doonaan oo ay ka rari doonaan guryaha quruxda badan ee xukumadani u dhistay

Afkashacbka.Com
Hargeysa/office
Contact@afkashacabka.com