"Qaab-dhismeedka Siyaasadeed Ee 3da Xisbi Ee Somaliland,Waa Qaab-dhismeedkii Xisbigii Hantiwadaaga Ahaa" Siyaasi Buubaa.

0
Wednesday October 07, 2020 - 16:10:08 in by salman abdi
  • Visits: 380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Qaab-dhismeedka Siyaasadeed Ee 3da Xisbi Ee Somaliland,Waa Qaab-dhismeedkii Xisbigii Hantiwadaaga Ahaa" Siyaasi Buubaa.

    "Qaab-dhismeedka Siyaasadeed Ee 3da Xisbi Ee Somaliland,Waa Qaab-dhismeedkii Xisbigii Hantiwadaaga Ahaa" Siyaasi Buubaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Qaab-dhismeedka Siyaasadeed Ee 3da Xisbi Ee Somaliland,Waa Qaab-dhismeedkii Xisbigii Hantiwadaaga Ahaa" Siyaasi Buubaa. Siyaasiga Prof. Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) ayaa bartiisa twitterka ku qoray qoraalkan. "Qaab-dhismeedka siyaasadeed ee 3da xisbi ee Somaliland, waa qaab-dhismeedkii Xisbigii hantiwadaaga ahaa ee xukuumadii MW Siyaad Barre. Dhaqankooda keli-talisnimadu ku dheehantahay, wuxuu ka soo maaxaa qaab-dhismeedkooda siyaasadeed. Nabadeen = Nabareen !!!