Amp Bashe Cawil Oo Laga Saaray Xubinimadii Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE

0
Sunday October 11, 2020 - 11:37:07 in by salman abdi
  • Visits: 446
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amp Bashe Cawil Oo Laga Saaray Xubinimadii Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE

    Amp Bashe Cawil Oo Laga Saaray Xubinimadii Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Amp Bashe Cawil Oo Laga Saaray Xubinimadii Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Amb Bashe Cawil Xaaji Cumar oo ka mid ahaa xubnihii qaybta ka ahaa aasaska xisbiga Kulmiye isla markaana muddo dheer ka soo mid ahaa golaha dhexe ee Xisbiga ayaa laga qaadey xubinimadii golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee maanta la shaaciyey. Ambassador Bashe ayaa ka mid ahaa shakhsiyaadkii sida weyn uga qayb qaatey ololihii xisbiga Kulmiye ee doorashadii uu mataxtinimada Somaliland ku guuleystay Madaxweyne Muuse Biixi, Ambassador Bashe oon ka bixin Xisbiga kana mid ahaa xubnaha qabey in aan lagula tartamin Madaxweynaha Somaliland gudoomiyanimada markiisa labaad, ayaanu xisbigu shaacin sababta uu ku waayey xubinimadiisi golaha dhexe ee Xisbiga.