Trump oo masraxa dib ugu soo laabtay Xili Uu Dhawan Ku Dhacay Covid19.
Madaxweyne Donald Trump ayaa ku soo laabtay raadkiisii ololaha wax ka yar laba toddobaad ka dib markii laga helay cudurka coronavirus.
Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay banaanbax ka dhacay bannaanka Sanford, Florida, halkaas oo Mr Trump ka dhigay mid ka mid ah afarta olole ee la qorsheeyay afarta maalmood ee soo socota iney ka dhacaan gobollada lagu dagaalamayo.
Madaxweynaha iyo ninka la tartamaya ee Joe Biden ayaa ku hawlan sidii ay u heli lahaayeen codad badan iyaga oo ay doorashada 3-da November uga hadhsantahay muddo 3 toddobaad ah.
Isniintii Mr Biden wuxuu olole ka sameeyay Ohio, oo ah gobol kale oo aad ay ugu loollamayaan.
Saadaasha codbixinta ayaa muujineysa in Mr Biden uu 10-dhibcood kaga hogaaminayo Mr Trump gobollada qaar ee aad muhiimka u ah, sida Florida, oo uu ka horeeyo 3.7 dhibcood celcelis ahaan sida lagu sheegay codbixinta ay uruurisay Real Clear Politics.
Trump ayaa laga helay xanuunka Covid-19 muddo haatan ku siman 11 maalmood, waxaana maalin ka dib la dhigay Xarunta Caafimaadka Walter Reed.
Hase yeeshee Axadii dhakhtarkiisa gaarka ah ayaa wuxuu sheegay inuusan hada ka dib u madaxaweynaha dadka kale u gudbinaynin khatarta fayraska wuxuuna Isniintii shaaciyey in dhammaamn baaritaannadiisii ugu danbeyay ay ahaayeen kuwo laga waayay fayraska kuwaas oo la sameeyay 10 maalmood oo xiriir ah, inkasta oo uusan sheegin taariikhaha.
Muxuu madaxweynaha ka yiri Florida?
Trump oo hortaagnaa dhowr kun oo qof, kuwsaasi oo intooda badan aanan xidhnayn maaskarada wajiga ayaa waxa uu gaashaanka u daruuray in la soo rogo xayiraado dheeraad ah oo uu sheegay iney baritaarayaan Dimuqraadiyiinta. Trump ayaa sidoo kale su'aal geliyay badqabka maskaxada Joe Biden.
Madaxweynaha oo ka hadlayay caafimaadkiisa Covid-19 ayaa sheegay, in difaaciisa uu wanaagsan yahay, waxa uu yiri "waxaan dareemayaa caafimaad awoodda jirka ah oo waxaan awoodaa inaan soo socdo oo aan qofkasto dhunkado."
Waxa uu doonayaa inuu ku guuleysto gobolka Florida, halkaas oo doorashadii 2016-kii guulo ka soo hooyay.
Inkasta oo uu Biden ka horreyo codad ahaan, hadana marka la eego gobollada ay aad isugu dhowyihiin weli waxaa suuroigal ah in madaxweyne Trump dib loo soo doorto.
Iyadoo ay maalinta doorashada soo dhawaaneyso, ayey shirkadaha saadaasha codbixinta sameeya isku dayayaan inay siyaasaan waxa ay shacabka go'aansan doonaan, iyagoo dadka weydiinaya labada siyaasi midka ay doorbidayaan.
Waxaan isbarbardhig ku sameyn doonnaa sida ay codadka u kala heli karaan.
Yaa ku horreeya doorashada qaranka?
Dimuqraadiyiinta
Biden
53%
Jmahuuriga
Trump
42%
Celceliska ujeedada codeynta ee doorashada shaqsiyadeed
Ka gudub shaxdan
Taariikhda |
Biden |
Trump |
---|---|---|
Oct 11 | 53 | 42 |
Oct 11 | 53 | 42 |
Oct 10 | 52 | 42 |
Oct 10 | 52 | 42 |
Oct 09 | 52 | 42 |
Oct 09 | 52 | 42 |
Oct 08 | 52 | 42 |
Oct 07 | 52 | 42 |
Oct 06 | 52 | 42 |
Oct 06 | 52 | 42 |
Oct 06 | 52 | 42 |
Oct 06 | 52 | 42 |
Oct 06 | 52 | 42 |
Oct 06 | 52 | 42 |
Oct 05 | 51 | 42 |
Oct 04 | 51 | 42 |
Oct 04 | 51 | 42 |
Oct 04 | 51 | 42 |
Oct 04 | 51 | 42 |
Oct 03 | 51 | 43 |
Oct 03 | 51 | 43 |
Oct 02 | 51 | 42 |
Oct 01 | 51 | 43 |
Oct 01 | 51 | 43 |
Oct 01 | 51 | 43 |
Oct 01 | 51 | 43 |
Sep 30 | 51 | 43 |
Sep 30 | 51 | 43 |
Sep 30 | 51 | 43 |
Sep 29 | 51 | 43 |
Sep 29 | 51 | 43 |
Sep 29 | 51 | 43 |
Sep 28 | 50 | 43 |
Sep 27 | 50 | 43 |
Sep 27 | 50 | 43 |
Sep 26 | 50 | 43 |
Sep 25 | 50 | 43 |
Sep 25 | 50 | 43 |
Sep 24 | 50 | 43 |
Sep 24 | 50 | 43 |
Sep 24 | 50 | 43 |
Sep 23 | 51 | 43 |
Sep 23 | 51 | 43 |
Sep 22 | 51 |
Social Media
Related Items
Daawo: Booliska Gobolka HAWD oo war kasoo saaray Dil xalay ka dhacay Balligubadle26/03/2024 - 14:41:27Daawo "Maxamed Ilig Baaskoolad ayaa qoorta lagala dhacay Nabbaro waawayna wuu qabaa" Suldaan Xasan.05/02/2024 - 14:49:23Daawo: Bananbaxayo lagu tageerayo qadiyada jsl iyo heshiska dalka itoobiya aya ka dhacay magalada Berbera04/01/2024 - 15:25:28Daawo:Alle ha u naxariistee Saddex qof ayaa ku dhintay Shil ka dhacay Kantaroolka Galbeed ee Berbera16/11/2023 - 11:00:45Daawo:In ka badan 2 kun oo qof oo ku dhintay daadad waaweyn oo ka dhacay Liibiya12/09/2023 - 15:30:14Daawo:Wixii Ciidanka Qaranka Ku Dhacay Hal Qof Loo Ma Casilin Qofna Looma Xidhin Gudoomiye Abdilaahi Dahab08/09/2023 - 17:14:48Daawo:Banaan-bax lagu Taageerayo Ciidamada Qaranka Somaliland oo ka dhacay Burco.02/09/2023 - 15:29:55 Most Popular Items
Dee waanay dhici karin!!! waa sheeko gaaban oo aad u qosol badan mudanna in la akhristo oo lala wadaago dadka kalena02/03/2014 - 15:38:40 |
Trump oo masraxa dib ugu soo laabtay Xili Uu Dhawan Ku Dhacay Covid19.
Trump oo masraxa dib ugu soo laabtay Xili Uu Dhawan Ku Dhacay Covid19.