Gudaha:-Xisbiga Wadani Maxaa Uu Ka Yidhi Socodaalka Madaxweyne Biixi Ee Gobolada Bariga S,land

0
Sunday October 18, 2020 - 13:12:32 in by salman abdi
  • Visits: 311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Xisbiga Wadani Maxaa Uu Ka Yidhi Socodaalka Madaxweyne Biixi Ee Gobolada Bariga S,land

    Gudaha:-Xisbiga Wadani Maxaa Uu Ka Yidhi Socodaalka Madaxweyne Biixi Ee Gobolada Bariga S,land

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Xisbiga Wadani Maxaa Uu Ka Yidhi Socodaalka Madaxweyne Biixi Ee Gobolada Bariga S,land Maxamed Sidiiq Dhamme oo ka tirsan Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa dhaliilay soodhaweynta Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo waftiga uu Hogaaminayo loogu sameeyay magaalada Berbera. "Shaqaalaha tacaddiga hallaga daayo, saaka dadkaa tuban ee cadceedda taagani waa shaqaalihii dawladda. soo dhaweynta Muuse Biixi waxay u sawir eegtahay soo dhaweynihi kacaankii Ardayda la soo dhoobi jiray jidadka. sabab ummadda loo kadeedaa ma taal shaqo qaran haddi uu u baxay in uu soo gutaa habboon waajibkiisa" Maxamed Sidiiq Dhamme ayaa qoraalkan Facebook ku baahiyay.