Wariye Ka Hawl Gala Magaalada Hargeisa Oo Hada Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Sababta Loo Xidhay.

0
Thursday October 22, 2020 - 17:50:19 in by salman abdi
  • Visits: 327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Ka Hawl Gala Magaalada Hargeisa Oo Hada Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Sababta Loo Xidhay.

    Wariye Ka Hawl Gala Magaalada Hargeisa Oo Hada Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Sababta Loo Xidhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariye Ka Hawl Gala Magaalada Hargeisa Oo Hada Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Sababta Loo Xidhay. Wariye Barwaaqo Xaaji Faarax Oo Ka Hawl Gasha Telefishanka Madaxa Banaan Ee Sahan ayaa la sheegay In Lagu Xidhay Magaaladda Hargeysa. Xadhiga Wariye Barwaaqo oo Warbaahinta U Xaqiijiyay Guddoomiyaha Telifshankaasi Axmed Cabdiraxmaan ayaa ka Dambeeyay ka Dib Markii iyada Oo duubaysa Dad Ka Cabanayay Xukunkii Lagu Riday Raggii Kufsiga U Geystay Gabadh Yar Oo Ku Jirtay Xarunta Agoomaha Hargeysa. Xukuumada Iyo Ciidamada Booliska ayaanu Midkoodna Ka Hadal.