Madaxweyne Biixi Iyo Wasiir Maxamed Kaahin Ku Saabsan Oo Wargeyska Geeska Afrika Dibedda U Soo Saaray

0
Saturday October 24, 2020 - 12:09:49 in by salman abdi
  • Visits: 439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Biixi Iyo Wasiir Maxamed Kaahin Ku Saabsan Oo Wargeyska Geeska Afrika Dibedda U Soo Saaray

    Madaxweyne Biixi Iyo Wasiir Maxamed Kaahin Ku Saabsan Oo Wargeyska Geeska Afrika Dibedda U Soo Saaray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Biixi Iyo Wasiir Maxamed Kaahin Ku Saabsan Oo Wargeyska Geeska Afrika Dibedda U Soo Saaray Wargeyska geeska afrika boggiisa caanka ah ee loo yaqaano Guu-guulaha ayaa siro cusub ka qarxiyey Madaxweynaha somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirkiisa arrimaha gudaha Mudane Maxamed kaahin axmed oo indhaweydba baraha bulshada lagu falanqeynayay Dadweynaha Caadiga ah ee Reer Somaliland iyo kuwo Siyaasadda Fallan-qeeya ayaa su’aalo iska waydiinaya Sababta uu Safarka Madaxweynaha ee Gobollada dalka uga maqan yahay Wasiirka Arrimaha gudaha Md. Maxamed Kaahin Axmed. Ma jirto sabab Cad oo la ogyahay oo Wasiir Maxamed Kaahin uu uga hadhay Safarka Saaxiibkii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ku marayo Gobollada bariga dalka, laakiin waxa jira su’aalo iska soo horjeeda oo Dadweynuhu arrintaa ka qabaan. Dadweynaha qaar ayaa qaba in aanu Wasiir Maxamed Kaahin si fudud uga hadheen Madaxweynaha, balse uu jiro khilaaf weli huursan oo u dhexeeya Madaxweynaha iyo Wasiir Maxamed.

Dadka khilaafka sheegaya ayaa daliishanaya in Khilaafku salku ku hayo ama ka soo unkamay Xayiraadda diyaaradaha Fly Dubai iyo Al-arabia, kuwaasi oo dhowr jeer ay Waayeelka iyo Madax-dhaqameedka Beesha Wasiir Kaahin ay Madaxweynaha kala hadleen inuu fasaxo, arrintaasi oo markii dambe uu Madaxweynuhu u gudbiyey Golaha Wasiirrada islamarkaana ay dood adag ku dhex martay Xubnaha Golaha Wasiirrada, laakiin Aakhirkii la go’aamiyey inaan Xayiraadda laga qaadin diyaaradihii uu Wasiir Kaahin doonayey in la fasax. Waakan bogga caanka ah ee guulaha oo arrimahaasi saaka faaqiday