Hay'adaha Qaramada Midoobey Oo Laga Mamnuucay Inay Kulamo Ku Qabtaan Gudaha Somaliland.

0
Monday October 26, 2020 - 12:58:47 in by salman abdi
  • Visits: 331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adaha Qaramada Midoobey Oo Laga Mamnuucay Inay Kulamo Ku Qabtaan Gudaha Somaliland.

    Hay'adaha Qaramada Midoobey Oo Laga Mamnuucay Inay Kulamo Ku Qabtaan Gudaha Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adaha Qaramada Midoobey Oo Laga Mamnuucay Inay Kulamo Ku Qabtaan Gudaha Somaliland. Somaliland ayaa hakisay kulamadii iyo wadatashiyadii ku saabsanaa Qorshayaasha Barnaamijyada Qaramada midoobay ee Somalilland. Weli sababta xukuumaddu ma sheegin laakiin warar qaar ayaa sheegaya in Xukuumaddu go’aankan u gaadhay kadib markii Hay’addaha Qaramada midoobay heshiis la saxeexdeen Dawladda Soomaaliya, qorshahaas oo Somaliland ka biyo diiday.