Jaamacadda ADMAS Oo Ay Ardaydii Ugu Badnayd Ee Soo Codsata Gelitaankeedu Imtixaan U Fadhiisatay

0
Thursday November 06, 2014 - 21:13:30 in by salman abdi
  • Visits: 594
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaamacadda ADMAS Oo Ay Ardaydii Ugu Badnayd Ee Soo Codsata Gelitaankeedu Imtixaan U Fadhiisatay

    Arday cusub oo ay qaadan doonto jaamacadda ADMAS ayaa maanta u fadhiistay imtixaan loogu talo galay inay ugu gudbaan waxbarashada jaamacadda ADMAS oo ay kamid noqon doonaan ardaydeeda intii kusoo baxdaa,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arday cusub oo ay qaadan doonto jaamacadda ADMAS ayaa maanta u fadhiistay imtixaan loogu talo galay inay ugu gudbaan waxbarashada jaamacadda ADMAS oo ay kamid noqon doonaan ardaydeeda intii kusoo baxdaa,

waxaana imtixaankan u fadhiistay arday gaadhaysa 1223 arday,kuwaas oo ahaa ardaydii ka qalin jebisay dugsiyada sare ee Somaliland.

Maamulka ardaydasi imtixaanka ka qaadaayey ayaa sheegay in ardaydani tiro ahaan gaadhayeen tiro dhan 1223 arday,waxaanay sheegeen inay doonayaan una baahan yihiin inay qaataan arday gaadhaysa 850 arday,kuwaas oo lagala soo bixi doono kuuliyadaha kala duwan ee jaamacadaasi ardayda geli doonta.

Waxa kale oo ay maamulka jaamacaddasi sheegeen inay kusoo kordhiyeen jaamacaddaasi kuuliyado cusub oo aan hore ugu jirin jaamacaddaasi,waxaanay ardaydani kuwooda kusoo baxa imtixaankani ku biiri doonaan kuuliyadaha kala duwan ee jaamacadaasi.

Ardaydan ayaa noqonaysa siday maamulku sheegeen tiradii ugu badnayd ee soo codsata sidoo kalena imtixaanka u fadhiisata jaamacaddasi ADMAS..

Faculty of Business

​BA In Accounting & Finance

2. BBA in Management

​BBA In Marketing

Faculty Of Economics

 

3. BA In Economics

​BA In Rural Development

Faculty Of Social Science

 

4. BA In International Development Studies

5. BA In Sociology & Social Work

​​

6. BA In Political Science & International Relations

Faculty of Informatics

 

7. BSc In Information & Communication Technology

​BSc In Computer Science​

 

Faculty Of Engineering

BSc In Architecture & Urban Planning

Faculty of Education

BEd In Educational Planning & Management​


Contact@afkashacabka,com