Maxkamada Gobolka Saaxil Oo La Horgeeyay Fanaanka Qamar Suugaani Xadhig Rumaan Ah Oo Loo Jaray.

0
Wednesday October 28, 2020 - 14:15:27 in by salman abdi
  • Visits: 364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Gobolka Saaxil Oo La Horgeeyay Fanaanka Qamar Suugaani Xadhig Rumaan Ah Oo Loo Jaray.

    Maxkamada Gobolka Saaxil Oo La Horgeeyay Fanaanka Qamar Suugaani Xadhig Rumaan Ah Oo Loo Jaray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Gobolka Saaxil Oo La Horgeeyay Fanaanka Qamar Suugaani Xadhig Rumaan Ah Oo Loo Jaray. Fananka Qaram Suugani Aya Saaka Ka Soo Buuqaday Maxkamad Hobolka Qamar suugaani ayaa saaka kasoo muuqday oo la hor keenay maxkamadda gobolka Saaxil ee Berbera. Waxaana loo jaray 7cisho oo rumaana /xabsi ku sii hayn , waxaana lagusoo eedeeyay sida ay sheegayaan wararka aanu ka heleyno weriye yaasha ku sugan Berbera inuu Xamar tagay lanasoo kulmay masuuliyiin ka tirsan dawladda Somaliya.